Dilal caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyey

Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa caawa labo nin ku dilay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho sida ay sheegayaan wararka degmadaas naga soo gaaraya. Labada nin ee la dilay oo midkood magaciisa lagu sheegay cadaan ayaa la sheegay iney ahaayeen dad shacab ah, waxaana lagu toogtay meel ku dhow saldhiga booliska degmada Kaaraan. Ragga dilka geystay … Continue reading Dilal caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyey